Warbixin ku Saabsan Buuga Soomaaliya Janno Aduun oo la Bur buriyay !!

Buuga Soomaaliya Janno Aduun oo la bur buriyay, Waa book ka hadlaya dalkeena Soomaaliya ee dagaaladu aafeeyeen, wuxuu buugani soo bandhigayaa oo uu ku bilaabayaa khayraadka Boqorka sare uu siiyay Soomaalida, siduu dalkaani ahaa dagaalada ka hor, siyaasad ahaan, dhaqaale ahaan, nabadgelyo ahaan, Warshadihii Dalka, Mashaariicdii Horumarineed iwm, dhamaan intaas aan soo sheegnay waxay ku … Continue reading Warbixin ku Saabsan Buuga Soomaaliya Janno Aduun oo la Bur buriyay !!